DEG DEG: Dibed-bax lagu waday inuu berri ka dhaco Muqdisho oo dib loo dhigay (Sawirro)

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dib loo dhigay banaanbaxii beri ka dhici lahaa magaalada Muqdisho kaasoo ay abaabulayeen xubno ka tirsan mucaaradka dowlada Somalia. Dibed baxan ayaa ujeedadiisu aheyd in lagu taageero qodobadii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga Qaranka, laguna cambaareeyo talaabadii isku dayga afgembi lagu sheegay ee dhowaan lagu sameeyey RW Rooble. … Continue reading DEG DEG: Dibed-bax lagu waday inuu berri ka dhaco Muqdisho oo dib loo dhigay (Sawirro)